Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamadii Dowlada soo dhoobtay Daljirka iyo Wadooyinka Muqdisho

Dowlada Soomaaliya ayaa shalay galinkii dambe ciidamo aad u badan oo isugu jira milatari, booliis iyo nabad sugid soo dhoobtay qeybo badan oo kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaan wadooyinka muhiimka ah. Ciidamadan oo hub kala duwan watay aadna u feejignaa ayaa goobaha lasoo dhoobay waxaa kamid ahaa taalada Daljirka Dahsoon oo maanta lagu … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamadii Dowlada soo dhoobtay Daljirka iyo Wadooyinka Muqdisho